WEYDII SU'AALAHAAGA
{فضيلة الشيخ محمد غوليد تفسير جزءعم
{صحيح مسلم لشيح يوسف محمد
Qaacidada Sarfiga
Alnasaixul Mursalah Lidulabil cilmi
Siiratu Sayidina
سفينة النجا LIVE
المفتاح لباب النكاح
Ducooyinka
Fatwooyinkii ugu danbeeyay
Qasaidii Ugu Danbeyey
qasaa'idda qoraalka ah
Qisasul Anbiya
AHLUSUNA WEBSITES
 

BISHAARO BISHAARO BISHAARO MUSLIMIINTA WAXAN UGU BISHARAYNAYNAA IN MAGALADA MINNEAPOLIS MN LAGA GADAY DHULWAY OO LOOGU TALAGALAY IN LAGA DHIGO MASJIDU NURUL-IMAN IYO WALIBA KULIYATU DACWAL ISLAAMIYAH

  07-07-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

BISHAARO BISHAARO BISHAARO

MUSLIMIINTA WAXAN UGU BISHARAYNAYNAA IN MAGALADA MINNEAPOLIS MN LAGA GADAY DHULWAY OO LOOGU TALAGALAY IN LAGA DHIGO MASJIDU NURUL-IMAN IYO WALIBA KULIYATU DACWAL ISLAAMIYAH.ILAAH AYAA MAHADLEH NOO SUURA GALIYAY MASJIDKAN IYO KULIYADAAN LOO OOMANAA IN UU SI SAHLAN IYO MEEL SAHLAN NAGA SIIYO SIDAAN ARAGTAANBA SAWIRKA MASJIDKA IYO KULIYADA OO AY LA SOCOTO QAYB WEYN OO AYADANA LOOGU TALAGALAY XAFIISYO LA KIRAYNAYO AYAA WIXII FAAH FAAHIN AH WAXAAD KALA SOO XARIIRI KARTAAN CULIMADAN HOOS KU QORAN

1.SHIIKH MAXAMED ABDI CAAFI=952-212-3537

CIDII RABTO INAY KA QAYB QAADATO DHAMAYSTIRKA MASHRUUCAN WAAN SOO DHAWAYNAYNAA

HADAAD DOONAYSO INAAD DAAWATO SAWIRADA MASAJIDKA CLICK GREE LINK-GA HOOSE



http://nuuruliimaan.org/nuuruliimaan.php?catid=NURUL-IMAN%20MASQUE&type=Photos&list=Yes

COMMENTS (8)
Mohamed abdi says:
Wednesday, June 18, 2014 at 03:59:45

maashaa allaah ilaah ha idinka amaal mariyo qayrka aad dadka ufalaysan dhamaan inta kaqayb qaadatana qabrigooda jannada alle haku amaal mariyo culumada sharafta leh oo diinta fafinaysa alle hadhowro, waan kahelay sida sharifka udifacay rasuulkeena suuban SCW muslimiinta dhana saas oo kale ayaa laga rabaa meelkasta oo ay jooogan
Nasra Mohammad says:
Tuesday, May 13, 2014 at 01:45:32

Mashallah ilahey hano siyadiyo masjidyada iyo culumada wan ku farahsanahay mashallah
C/laahi says:
Friday, April 12, 2013 at 12:01:23

Mansha alah alaha barakeeeyo gadida dhulka iyo dhisidaba kuwa ka qeeb qadanaya waa guul inoo sohoyatay insha alah alah inagu guuleeyo wan ku guulesanina insha alah
Hamdi says:
Friday, March 22, 2013 at 10:03:50

Maasha Allah ilahay baamahadleh, adinkana ilahay ha idinka abaal mariyo
Muxamad says:
Wednesday, October 17, 2012 at 14:12:56

maashaaAllaah, Allaah hannoo dhammaystiro masjidka hana noo badiyo meelaha khayrka laga faafiyo.
Mohamed says:
Wednesday, June 27, 2012 at 16:51:42

wargalin ASC WALALAHA NURULIMAN WAN IDIN SALAMAY SALAM KADIB WAXAN JECLAAN LAHAA INAAN WAX KU DARSADO MASAJIDKA NUMBERKA MEESHA KU QORANA LAMA QABANAYO SIDEE WAX KU BIXIYAA AXBAABTII JAZKALAHU KHAYR
Daalib cilmi says:
Tuesday, June 26, 2012 at 23:24:55

mashallah aad baa looga faaiidaysan doonaa inshallah allah Allah ha idinka abaalmariyo dadaalkiina khayrka ah
Curej muse bered says:
Friday, June 22, 2012 at 08:27:10

masha allah
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
waqtiga salaadda

FAJR

4:10 4:15 AM.

DUHR

1:20-1:30 P.M.

ASR

5:20-5:30 P.M.

MAGHRIB

8:58 9:00

PM

ISHA

10:35-10:40 PM

taariikhda culimada
maktabada nuuruliimaan